ashqaraarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Yaab weyn; amakaag. 2. ld ashqaraarid.Yaab weyn iyo fajac la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
amakaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Yaab weyn; ashqaraar. 2. amakaagid.Si aad ah u yaabid. ld amankaag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ashqaraaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ashqaraar². ld ashqaraar¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0