askarQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:ld askari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
askariQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(askar, m.dh; askaro, m.l) 1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable. 2. Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado). ld askar, caskari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00