asraar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cilmi kutubta sixirka laga helo oo loo adeegsado in dadka lagu waxyeeleeyo. 2. eeg sir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo.
  2. Cid khiyaamayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur