sirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(asraar, m.dh) 1. Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn. 2. Dhagar; khayaamo.Cid khiyaamayn.
dhagarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Khayaano.Khayaano cid ku samayn.Lamidka: Khayaano