awdmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:ld awdan¹.(daaw.) Xubin daloosha ee jirka ka mid ah oo wada xiranta ama qaarkeed awdmo; sida xiidmaha, halbowlayaasha iwm.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
awdanQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)Macnaha:Wax buuxsamay ama daboolmay noqosho (meel bannaan ama daloosha).Wax buuxsamay ama daboolmay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0