awlax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Mindi aad u weyn o geela lagu qalo. 2. Jaad warmaha ka mid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur