axaaddiis

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg xaddiis.

xaddiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (axaadiis/-syo, m.dh) (dii.) Falalkii ama hadalladii Rasuulka (n.k.h.a.) laga guuriyey.