xaddiisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(axaadiis/-syo, m.dh) (dii.) Falalkii ama hadalladii Rasuulka (n.k.h.a.) laga guuriyey.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.Lamidka: kaafSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0