axan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xoolo la qalo ama cunto kale oo loogu duceeyo qof markaa dhintay.
  2. Xoolo la qalo ama cunto kale cid markaa dhimatay raacin.