baaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf, m.l)

Macnaha:

  1. Weel weyn oo bir ah una sameysan sida saxan oo dharka lagu dhaqo.