ayimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ayin². ld ayin¹.

ayin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ku daridda badar karsamayo budada lagu daro. ld ayimid.
  2. Badar karsamaya budo ku darid.