ayinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ku daridda badar karsamayo budada lagu daro. ld ayimid.Badar karsamaya budo ku darid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ayimidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ayin². ld ayin¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0