ba'an
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-'naa, -'nayd)
Macnaha:
- 1. Wax aad u dhibaato badan ahaansho (abaar, colaad iwm). 2. Wax gardaran ahaansho. 3. Ku b.: wax, wax aad uga hela ahaansho. Tus. “Warfaa sigaarkuu ku ba'anyahay”. 4. Ku b.: wax, wax aad u yaqaan ahaansho. Tus. “Jaamac xisaabtuu ku ba'anyahay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

