Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg baabbacee. ld baabbacays, baabbaco (2).
Lamidka: baabbacee, baabbacays, baabbaco
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)
Macnaha:
Orod gaaban oo laba addin ee hore iyo kuwa
dambe midba mar la qaadayo sameyn (neef
geel).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
1. (-ooyin, m.l) Calaacal, sacab.
2. ld baabbacayn. Orod gaaban oo geelu
labada addin ee hore iyo kuwa dambe midba
mar qaado.
Lamidka: baabbacayn, calaacal, sacab
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur