baabbul
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-lo, m.l)
Macnaha:
- 1. Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash. 2. Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro.
Lamidka: shaash
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

