shaash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shash, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm. 2. Masar sida badan xariir ah, midabbo badan leh oo dumarku madaxa ku xirtaan.