yoosQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Timo iska baxa oo aan la ilaalin; yoofil; baabbul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
yoofilQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
baabbulQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-lo, m.l)Macnaha:1. Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash. 2. Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro.Lamidka: shaashSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0