baacin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baaci.

Lamidka: baaci

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baaci

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax baac ku cabbirid. 2. (f.g) Wadaan ceel ku jirta ayadoo gacmaha la geynayo madaxa ka kor dawliska jiidid. 3. (f.mg) U b.: gacan, ul iwm ayadoo cid lagu cabsi gelinayo u taagid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur