baani

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Qof buka ama dhaawac ah baan siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur