baaraandeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-gyo, m.dh) Dabbaaldeg. 2. ld baaraandegid.
  2. Ka b.: arrin, fikrad iwm aad u hubin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baaraandegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baraandeg². ld baaraandeg¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur