baayacmushtariQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld biicmushtari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
biicmushtariQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Qof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ganacsade. ld baayacmushtar¹ (2), baayacmushtari, beecmushtar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0