biicmushtari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ganacsade. ld baayacmushtar¹ (2), baayacmushtari, beecmushtar¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baayacmushtari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biicmushtari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beecmushtar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld biicmushtari. 2. ld biicmushtarid.
  2. ld biicmushtar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur