badnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. 1. ld badnaansho, badni. eeg badan². 2. (fk) Ugu b.: ugu weyn, ugu sarraysa.

badnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg badnow. ld badnaan (1).

badni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld badnaan (1).

badan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. B.keenna, b.kiina iwm: inteenna badan, intiinna badan iwm.
  2. Wax aan tiradoodu yarayn ahaansho.