balwad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Caado xun, waxyeello leh oo aan si sahlan lagu dhaafi karin. 2. Balwo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

balwo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Heeso hore oo lagu tumi jirey kaban, daf iyo foori. ld balwad (2), belwo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur