daran
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
- Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan².
- 1. Wax karti badan ahaansho (qof). 2. Wax dhibaato badan ahaansho. 3. Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

