bandhigidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bandhig². ld bandhig¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bandhigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2. ld bandhigid.Alaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0