bannaanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bannaan². ld bannaanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
bannaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban. 2. Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.1. Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax oollin ahaansho. 2. Wax sharciga waafaqsan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
bannaanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg bannaanow. ld bannaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00