sheexo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Wax is haysta meel dhexe oo bannaan. 2. Jid yar oo laga samaysto madaxa bidix ama midig iyadoo timaha laba dhinac loo kala seexinayo. 3. Geeso xoolaad oo bidix iyo midig u kala jiifa.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha: