baradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qof wax uusan aqoon barashadooda ku jira. 2. ld barasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
barashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baro². ld barad (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0