barbardhigQaabnax: Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1Isrogrogga: (-gay, -gtay)Macnaha:Labo shey ama ka badan qiimahood, tayadooda iwm isu eegid. ld isbarbardhig².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
isbarbardhigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Isu eegidda la isu eego laba shey waxa ay iskaga mid ka yihiin.ld bar-bardhig.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0