sayid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waayeel; madax; shariif.
  2. 1. eeg say². 2. Isbarbardhigid; sarcid (dun, liilammo iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waayeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof fil weyn ama wax garad ah.
  2. ld waayeelow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

madax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Oogada qaybta sare ee nafleyda. 2. Maskax, laab, caqli. 3. Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
  2. Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shariif

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul. 2. Qof suubban oo asluub wanaagsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isbarbardhigid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isbarbardhig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

say

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax naag ninka qabaa u yahay.
  2. Wax isku garab safid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur