bardooddamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bardooddan². ld bardooddan¹, bardootamid, bardootan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bardooddan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.
  2. Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bardootamid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bardooddamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bardootan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bardoodan¹.
  2. ld bardooddan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur