bardooddan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.
- Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

