bardootanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bardoodan¹.ld bardooddan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bardooddanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0