barjeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-jayaal, m.l/dh)Macnaha:Jabto.Lamidka: JabtoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jabtoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cudur ku dhaca xubnaha dhalmada iyo kaadida: waxaa ka yimaada malax iyo carun, waana lays qaadsiiyaa. ld jabti.(daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada galmada waxaana keena baktiiriyada loo yaqaan “Neisseria gonorrhoeae” wuxuu ku dhacaa xubnaha cawrada ee ragga iyo dumarkaba.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0