jabto
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Cudur ku dhaca xubnaha dhalmada iyo kaadida: waxaa ka yimaada malax iyo carun, waana lays qaadsiiyaa. ld jabti.
- (daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada galmada waxaana keena baktiiriyada loo yaqaan “Neisseria gonorrhoeae” wuxuu ku dhacaa xubnaha cawrada ee ragga iyo dumarkaba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

