baroodidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg barood². ld barood¹ (1), karood¹, karoodid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baroodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay. 2. B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.1. Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn. 2. Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
karoodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay. 3. ld baroodid.1. Cudur nafley degdeg u dilid. 2. ld barood².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
karoodidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld baroodid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0