karood
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay. 3. ld baroodid.
- 1. Cudur nafley degdeg u dilid. 2. ld barood².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

