barood
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay. 2. B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.
- 1. Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn. 2. Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

