baryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tuugmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld tuugid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur