basid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg bas².

bas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay. 2. (-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado. 3. Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.
  2. 1. Wax shidan dambas noqosho. 2. Ood iwm duugnimo awgeed la baabi'id.