bas
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay. 2. (-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado. 3. Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.
- 1. Wax shidan dambas noqosho. 2. Ood iwm duugnimo awgeed la baabi'id.

