basoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako. 2. Bidaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bidaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nin ay timaha bidaar ka gashay. ld bidaarle, bidaarre.Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0