baxarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Bad. 2. Dhibaato weyn. 3. Kuul yaryar cadcad oo haweenku qoorta ku xirtaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
badQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld bed³.1. Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo. 2. Goobta lagu ciyaaro turubka. 3. B.da gabayga: baabka gabayga.1. (f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid. 2. (f.lg) ld bid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00