bad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld bed³.
- 1. Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo. 2. Goobta lagu ciyaaro turubka. 3. B.da gabayga: baabka gabayga.
- 1. (f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid. 2. (f.lg) ld bid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

