bayaxawQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Xiddigta u dhexeysa garbo iyo gudban. 2. Meel bannaan oo aan dhir lahayn. 3. Qof ama xoolo falxad ah.