bedertan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan¹, beretan¹.
  2. Wax orod ku tartamid. ld baratan², beretan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baratan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bedertan¹.
  2. ld bedertan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beretan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bedertan¹.
  2. ld bedertan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur