bedertanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Tartansiinta wax orod lagu tartansiiyo. ld baratan¹, beretan¹.Wax orod ku tartamid. ld baratan², beretan².