beeldaaje

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-jayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Nin beel madax u ah; ugaas; garaad; malaaq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ugaas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nin tol madaxnimadiisa loo caleemasaaray.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

garaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kartida maskaxdu u leedahay waxgarashada; caqli; dhu.
  2. Nin qolo madax u ah; ugaas; waba.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

malaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld malaakh¹.
  2. ld malaakh².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur