malaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld malaakh¹.
  2. ld malaakh².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

malaakh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-khyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof qolo madax u ah; ugaas; garaad iwm. ld malaaq¹.
  2. Qof malaakh ka dhigid. ld malaaq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur